Weerar xoogan oo lagu qaaday xarun lagu keydiyo Shidaalka Sacuudiga (Sawirro)

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa weerar loo adeegsado diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ku qaaday xarun shidaalka dalkaasi lagu keydiyo oo kutaala magaalada Jidah. Dab xoogan iyo qiiq madow ayaa la arkayay oo ka baxaya goobta ay weerareen kooxda Xuutiyiinta, warbaahinta Sacuudiga ayaana sheegay in gantaalo ku rarnaa diyaaradaha aan duuliyaha laheyn … Continue reading Weerar xoogan oo lagu qaaday xarun lagu keydiyo Shidaalka Sacuudiga (Sawirro)